Qeexid
"Wax miyirkii ka lumay ahaansho (qof)."
[-naa, -nayd]
maandoorsan aa
maandoorsan ayd
f.mg4"Wax miyirkii ka lumay ahaansho (qof)."
Wadaag:
Cid maankeeda beddelid.
Qof sakhraamin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Waxyaaba miyirka qofka lumiya sida khamriga, xashiishka iwm; mukhaddaraad.
m.l
Wadaag:
eeg dhalandoorsan. ld dhalandoorsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la dhalandooriyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Gabow awgiis wax la kala garan waayid (qof).
f.mg1
-ay, -day
Wadaag:
M. ah: qof gabow awgiis wax la kala garan waayey.
m.l.kh
Wadaag:
eeg manjarroorsan. ld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan
m.f.dh
Wadaag:
Qof, wax manjarrooray ahaansho. ld majarroorsan, mijarrorsan, minjarroorsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(f.g) Haweenay maro ay xirantahay wax dhexda ka xiran ahaansho.
(f.mg) Wax midab, dufan iwm meel laga mariyey ahaansho.
(f.mg) Maro, darin iwm oo liid midabo ah lagu qurxiyey ahaansho.
f.g
-naa, -nayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax maroor leh noqosho (xarig, maro iwm).
f.mg1
Wadaag:
Wax maroor leh ahaansho (xarig, maro iwm).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: