Qeexid
"eeg maandoorsan. ld maandoorsanaansho."
"eeg maandoorsan. ld maandoorsanaansho."
Wadaag:
Wax miyirkii ka lumay ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg dhalandoorsan. ld dhalandoorsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Cid maankeeda beddelid.
Qof sakhraamin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg manjarroorsan. ld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan
m.f.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Waxyaaba miyirka qofka lumiya sida khamriga, xashiishka iwm; mukhaddaraad.
m.l
Wadaag:
eeg maquursan. ld makhuursanaan, makhuursanaansho, maquursanaansho,
m.f.dh
Wadaag: