Qeexid
"Maanso tirin; gabyid. ld maansee."
[-ooday, -ootay]
maanso oday
maanso otay
f.mg3"Maanso tirin; gabyid. ld maansee."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.
m.dh
Wadaag:
Wax dhadhankiisa jeclaysasho.
Sheeko, salaax, iwm u bogid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Maalinta la joogo.
M.ta: beriga.
M.ta layl: maalinta oo idil. 4. M.tii saddexaad: maalintii saddexaad. 5. M.tii hore: maalmihii la soo dhaafay. ld maantay.
m.dh
Wadaag:
Bad.
Hees ay dabatadu ugaarta ku sasabato.
Nooc dhirta ka mid ah oo ay xawayaanku nafaqo ka helaan marka ay cunaan.
m.dh
Wadaag:
Qof maanso curinta yaqaan; gabyaa; heesaa; laashin.
m.l
Wadaag:
Erey qof labood ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandhow.
u.j
Wadaag:
M. ah: hadal caqligu oggolyahay, caqliggal, suurtaggal.
m.l.kh
Wadaag: