Qeexid
"Maantoole ku sheekeysasho."
[-stay, -satay]
maantoolays tay
maantoolays atay
f.mg3"Maantoole ku sheekeysasho."
Wadaag:
eeg mantoolayso. ld maantoolaysad, maantoolaysi.
m.f.dh
Wadaag:
Sheekooyin (hore) aan dhicin oo carruurta lagu maaweeliyo.
m.l
Wadaag:
(f.g) Weel la tolay wax isticmaal u diyaar ah ka dhigid.
(f.mg) Xoolo yeelasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Sheekoxariir carruurta iyo dhallinyaradu isku maaweeliyaan.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.
m.dh
Wadaag:
Biyo badan dar yar ku leexsasho.
Qol aan rasmi ahayn samaysasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Maalinta la joogo.
M.ta: beriga.
M.ta layl: maalinta oo idil. 4. M.tii saddexaad: maalintii saddexaad. 5. M.tii hore: maalmihii la soo dhaafay. ld maantay.
m.dh
Wadaag:
Qof sheegta maanso uusan curinin.
ld maansabooliyid.
m.l
Wadaag:
Qof maanso aanu curin sheegasho.
f.g1
-iyay, -iday
Wadaag: