Qeexid
ld maanyaraan.
ld maanyaraan.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg4
Labdhedig: -raa, -rayd
Qeexid: Qof caqliyar ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld maanyaraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: eeg maanyar. ld maanyaraansho, maanyari, maanyaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld maadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld maanyaraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo xeebta iyo Jubbada hoose, waxaa laga sameeyaa dhecaan geed; qubley, manyiikay, libin, waaray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Bad.
Qeexid Xigta: Hees ay dabatadu ugaarta ku sasabato.
Qeexid Kale: Nooc dhirta ka mid ah oo ay xawayaanku nafaqo ka helaan marka ay cunaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Hees ugareed tirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld danyaraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Lax saddex jeer ama ka badan dhashay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Maalinta la joogo.
Qeexid Xigta: M.ta: beriga.
Qeexid Kale: M.ta layl: maalinta oo idil. 4. M.tii saddexaad: maalintii saddexaad. 5. M.tii hore: maalmihii la soo dhaafay. ld maantay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xarig xooggan soohid.
Qeexid Xigta: Wadaan ceel biyo uga dhurid.
Qeexid Kale: Dufan ama midab wax ku malaasid. 4. U m.: qof wax u akhriyid. 5. U m.: gabay cid u tirsin. 6. Cid rasaas ku layn. 7. Wax goob ku socodsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Awoodda garashada ee qof leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg maanyee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid maankeeda beddelid.
Qeexid Xigta: Qof sakhraamin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld mayac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld mayac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-cay, -cday; -nici) Ka m.: cid wax ka maammnuucid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: maanta fk. ld maan2 (2).
m.l
Qeexid: Diidmo, oggolaansho la'aan.
Qeexid Xigta: ld maanicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]