Qeexid
"Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo xeebta iyo Jubbada hoose, waxaa laga sameeyaa dhecaan geed; qubley, manyiikay, libin, waaray."
"Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo xeebta iyo Jubbada hoose, waxaa laga sameeyaa dhecaan geed; qubley, manyiikay, libin, waaray."
Wadaag:
Bad.
Hees ay dabatadu ugaarta ku sasabato.
Nooc dhirta ka mid ah oo ay xawayaanku nafaqo ka helaan marka ay cunaan.
m.dh
Wadaag:
Maalinta la joogo.
M.ta: beriga.
M.ta layl: maalinta oo idil. 4. M.tii saddexaad: maalintii saddexaad. 5. M.tii hore: maalmihii la soo dhaafay. ld maantay.
m.dh
Wadaag:
eeg maanyar. ld maanyaraansho, maanyari, maanyaro.
m.dh
Wadaag:
Tab mushkilad lagu xalliyo.
Awood; karti; tamar.
Jid khatar ah.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.
m.dh
Wadaag:
Nafley la aaminsanyahay in ay badda ku nooshahay oo qaarka sare gabar ka ah qaarka dambena mallaay. ld gabarey-maanyo.
m.dh
Wadaag:
Maanso tirin; gabyid. ld maansee.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Erey qof labood ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandhow.
u.j
Wadaag: