Qeexid
"ld maaquurreyn."
"ld maaquurreyn."
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Ubad geel oo dhashay isagoon bila dhammeysan.
m.l
Wadaag:
Hal iyadoon bila dhammeysan ilma nool dhalid.
f.mg2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Cid biyo hoos ugu riixid. ld makhuuri, mukhuuri, muquuri.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Biyo hoos u gelid. ld makhuur2, mukhuur2, muquur2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Bir daxalaysasho.
Biyo muddo fadhiyey wasakh yeelasho.
Arrin xal u raadsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
ld makhuur1, makhuurid, maquur1, mukhuur1, mukhuur
m.f.dh
Wadaag:
ld maqal 1 (2). Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo wax lagu rito.
Findoob.
m.l
Wadaag: