Qeexid

"Macdan cawlan, jilicsan, oo lacagta iyo alaabooyin kale laga sameeyo."

Qeexid Kale

Biyo muddo fadhiyey wasakhda ka dhalata. 4. Caws jilicsan oo xooluhu daaqaan raradana laga sameeyo. 5. Midab, guduud madow yari ku jiro ah oo lo'du yeelato.

Qeexid Xigta

Daxalka biraha dushooda ku samaysan.

Wadaag: