Qeexid
"Madaddaalo qof waqtiga isku dhaafiyo."
"Madaddaalo qof waqtiga isku dhaafiyo."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax madaddaalo ahaan waqtiga isugu dhaafin.
f.mg1
Wadaag:
Wax daxalasatay noqosho (bir).
Biyo muddo fadhiyey wax wasakh yeeshay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Liididda wax la liido ama la xaqiro; quursi. ld darraabid.
m.l
Wadaag:
M. ah: qof gabow awgiis wax la kala garan waayey.
m.l.kh
Wadaag:
Midab dadka u gaar ah oo u dhexeeya casaan iyo madowga.
m.l
Wadaag:
Ciidan gaar ahaaneed oo ka tirsanaa xooggii Daraawiishta.
m.dh
Wadaag:
Macdan cawlan, jilicsan, oo lacagta iyo alaabooyin kale laga sameeyo.
Daxalka biraha dushooda ku samaysan.
Biyo muddo fadhiyey wasakhda ka dhalata. 4. Caws jilicsan oo xooluhu daaqaan raradana laga sameeyo. 5. Midab, guduud madow yari ku jiro ah oo lo'du yeelato.
m.dh
Wadaag:
Lakaybo isdul saar saaran.
Afarta meesi ee xoolaha midkood.
Degaan geedo iyo ciid isku mid ah leh. 4. Dhawr warqadood oo turub ah oo hal mar la isku qaato ama la wada bixiyo. 5. Maal.
m.l
Wadaag:
Si farsama leh arrin u xallin.
Maar ka dhigid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag: