Qeexid
"eeg maaree."
"eeg maaree."
Wadaag:
Bir daxalaysasho.
Biyo muddo fadhiyey wasakh yeelasho.
Arrin xal u raadsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Ciidan gaar ahaaneed oo ka tirsanaa xooggii Daraawiishta.
m.dh
Wadaag:
Si farsama leh arrin u xallin.
Maar ka dhigid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Mushkilad wax la maareeyey ahaansho.
Wax daxalaysatay ahaansho (bir).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Qof madax ka ah mashruuc weyn ama wakaalad.
m.l
Wadaag:
Macdan cawlan, jilicsan, oo lacagta iyo alaabooyin kale laga sameeyo.
Daxalka biraha dushooda ku samaysan.
Biyo muddo fadhiyey wasakhda ka dhalata. 4. Caws jilicsan oo xooluhu daaqaan raradana laga sameeyo. 5. Midab, guduud madow yari ku jiro ah oo lo'du yeelato.
m.dh
Wadaag:
Lakaybo isdul saar saaran.
Afarta meesi ee xoolaha midkood.
Degaan geedo iyo ciid isku mid ah leh. 4. Dhawr warqadood oo turub ah oo hal mar la isku qaato ama la wada bixiyo. 5. Maal.
m.l
Wadaag: