Qeexid
"eeg maareysan. ld maareysnaansho."
"eeg maareysan. ld maareysnaansho."
Wadaag:
Mushkilad wax la maareeyey ahaansho.
Wax daxalaysatay ahaansho (bir).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Bir daxalaysasho.
Biyo muddo fadhiyey wasakh yeelasho.
Arrin xal u raadsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg megdaysan. ld magdeysnaan, magdeysnaansho, megdeysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg margaysan. ld margaysnaansho, mergaysnaan, mergaysnaan.
m.f.dh
Wadaag:
eeg murweysan. ld marweysnaan, marweysnaansho, murweysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg marashiyeysan. ld marasheysnaan, marasheysnaansho, marashiyeysnaansh
m.f.dh
Wadaag: