Qeexid
"Tab mushkilad lagu xalliyo."
Qeexid Kale
Jid khatar ah.
Qeexid Xigta
Awood; karti; tamar.
"Tab mushkilad lagu xalliyo."
Jid khatar ah.
Awood; karti; tamar.
Wadaag:
Wax daxalasatay noqosho (bir).
Biyo muddo fadhiyey wax wasakh yeeshay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Macdan cawlan, jilicsan, oo lacagta iyo alaabooyin kale laga sameeyo.
Daxalka biraha dushooda ku samaysan.
Biyo muddo fadhiyey wasakhda ka dhalata. 4. Caws jilicsan oo xooluhu daaqaan raradana laga sameeyo. 5. Midab, guduud madow yari ku jiro ah oo lo'du yeelato.
m.dh
Wadaag:
Lakaybo isdul saar saaran.
Afarta meesi ee xoolaha midkood.
Degaan geedo iyo ciid isku mid ah leh. 4. Dhawr warqadood oo turub ah oo hal mar la isku qaato ama la wada bixiyo. 5. Maal.
m.l
Wadaag:
Geed timirta, baarta iwm u eg oo caw jilicsan baxsha; maniiqo. ld mayr1.
m.dh
Wadaag:
Si farsama leh arrin u xallin.
Maar ka dhigid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Wasakh midab cad leh oo ka dhalata marka aan la nadiifin xubnaha taraanka dadka aan la gudin.
m.dh
Wadaag:
Nooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo xeebta iyo Jubbada hoose, waxaa laga sameeyaa dhecaan geed; qubley, manyiikay, libin, waaray.
m.l
Wadaag:
Ka m.: arrin falkeeda ka cabsasho; biqid.
Ka m.: wax fursasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: