Qeexid
"Biyo, hadal iwm ku harqasho."
[-ooday, -ootay]
maasho oday
maasho otay
f.mg3"Biyo, hadal iwm ku harqasho."
Wadaag:
Xoolo cid laga soo kaxaystay si loo maalo kaddibna loo celiyo. ld maal1 (2).
m.dh
Wadaag:
maasha xi. (nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. “Maasha xaashiyuhu duule ee dabayl baa jiidday”. ld maansha.
Wadaag:
Cid xoolo irmaan oo uu muddo maalo siin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Dhul nabaadguuray.
Dhul la abuuray oo aan weli wax ka soo bixin.
Deyn. 4. Saanta lo'da oo la magdiyey. 5. Midab guduud xigeen ah oo geelu yeesho.
m.l
Wadaag:
Maanso tirin; gabyid. ld maansee.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: