Qeexid
"Libaax - badeed maasuud ku dilid."
[-iyay, -isay]
maasuud yay
maasuud say
f.g2"Libaax - badeed maasuud ku dilid."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Bir weyn oo libaax badeedka lagu dilo marka badda laga soo saaro.
m.l
Wadaag:
Cid maqsuud ka dhigid. ld mabsuudi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhul nabaadguuray.
Dhul la abuuray oo aan weli wax ka soo bixin.
Deyn. 4. Saanta lo'da oo la magdiyey. 5. Midab guduud xigeen ah oo geelu yeesho.
m.l
Wadaag:
Wax halis ka dhawrid. ld maari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Biyo, kayn iwm wax dhex marin, iyadoo aan la arkayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nooc ka mid ah dharka la xirto oo midab cad leh; bafto.
m.dh
Wadaag:
maasha xi. (nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. “Maasha xaashiyuhu duule ee dabayl baa jiidday”. ld maansha.
Wadaag:
Xoolo cid laga soo kaxaystay si loo maalo kaddibna loo celiyo. ld maal1 (2).
m.dh
Wadaag:
Cid xoolo irmaan oo uu muddo maalo siin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Bakhaylidda wax lagu bakhaylo.
M. ah: qof bakhayl ah.
m.l
Wadaag: