Qeexid

"Dadka intiisa tamarta yar sida carruurta, waayeelka, iyo haweenka."

Qeexid Xigta

ld maati. Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wax nin u eg ku sawiranyahay, mar kastana raaci karta; jookar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine