Qeexid
"Biyo badan oo ceel ku jira, oo dhulka hoose ka soo baxay."
"Biyo badan oo ceel ku jira, oo dhulka hoose ka soo baxay."
Wadaag:
Ceel biyihiisa muddo u deyn si uu maax u yeesho.
Biyo calowsan muddo dhigid si gufarku uga fariisto.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ceel maax yeelasho.
gabay, hees oo badan iwm allifid.
Ku m.: wax horey la isugu ama la isu faray dib u soo xusuusasho. 4. Biyo calowsan kala miirmid.
f.mg3
-xday, -xatay
Wadaag:
Wax la kaydsado; dhaqaale.
Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin.
Ur suyac ah.
m.l
Wadaag:
Oogada qaybta sare ee nafleyda.
Maskax, laab, caqli.
Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.
m.l
Wadaag:
Heshiis la dhex dhigo laba dhinac ama ka badan oo muransan.
ld maslixid.
m.l
Wadaag:
Wax maax yeshay ahaansho (ceel).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-bab, m.l) Shax warqad ku sawiran oo tilmaamaysa dhulka oogadiisa, ama qayb ka mid oo ay leeyihiin waddammada, badaha, webiyada, buuraha iwm; khariiddada.
m.l
Wadaag:
Dhul nabaadguuray.
Dhul la abuuray oo aan weli wax ka soo bixin.
Deyn. 4. Saanta lo'da oo la magdiyey. 5. Midab guduud xigeen ah oo geelu yeesho.
m.l
Wadaag:
M. ah: hilib karis ka batay awgiis aad u jilcay.
Maro duugnimo awgeed aad u jilicday.
Miro aad u bislaaday. 4. ld mataatixid. ld motootax1, mutuutax1.
m.l
Wadaag: