Qeexid
"Ceel biyihiisa muddo u deyn si uu maax u yeesho."
Qeexid Xigta
Biyo calowsan muddo dhigid si gufarku uga fariisto.
[-iyay, -isay]
maax yay
maax say
f.g2"Ceel biyihiisa muddo u deyn si uu maax u yeesho."
Biyo calowsan muddo dhigid si gufarku uga fariisto.
Wadaag:
Ceel maax yeelasho.
gabay, hees oo badan iwm allifid.
Ku m.: wax horey la isugu ama la isu faray dib u soo xusuusasho. 4. Biyo calowsan kala miirmid.
f.mg3
-xday, -xatay
Wadaag:
Biyo badan oo ceel ku jira, oo dhulka hoose ka soo baxay.
m.dh
Wadaag:
Wax maax yeshay ahaansho (ceel).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-bab, m.l) Shax warqad ku sawiran oo tilmaamaysa dhulka oogadiisa, ama qayb ka mid oo ay leeyihiin waddammada, badaha, webiyada, buuraha iwm; khariiddada.
m.l
Wadaag:
Dhul nabaadguuray.
Dhul la abuuray oo aan weli wax ka soo bixin.
Deyn. 4. Saanta lo'da oo la magdiyey. 5. Midab guduud xigeen ah oo geelu yeesho.
m.l
Wadaag:
Ka m.: halis iska ilaalid. ld maaro2.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag: