Qeexid
"(-do, m.l) Qulqulka biyaha badda."
"(-do, m.l) Qulqulka biyaha badda."
Wadaag:
(-do, m.l) Meel cunto karsan lagu iibsado oo leh kuraas iyo miisas cuntada lagu cuno iyo shaqaale cuntada keena. ld makhaayo, maqaayad, maqaayo.
m.dh
Wadaag:
Cad dhalo ah oo inta dhinac laga mariyo dheeh lacageed iwm layska arko; madarad; beladdaye.
(m.w) (- do, m.l) Laba dhalo oo si ah loo farsameeyey oo ku dhex jira bir ama caag wareegsan oo indhaha la gashado,si loo saxo indho arag diciif ah leh, ama looga celiyo nuurka xooggan ee qorraxda; okiyaale. ld miraayad, miraayo, muraayo.
m.dh
Wadaag:
Akhriska amaqoridda quraanka inta u dhexeysa labajoogsi.
Wax aan hore loo arki jirin oo yaableh; mucjiso.
m.dh
Wadaag:
(fals.) Fikrad falsafadeed oo aammisan in adduunka aan jirin wax aan maaddo ahayn.
m.dh
Wadaag: