Qeexid
"Dhagax, dhadhaab iwm oo aad u adag oo qalabka qodidda iyo jabintu ayan burburin karin."
"Dhagax, dhadhaab iwm oo aad u adag oo qalabka qodidda iyo jabintu ayan burburin karin."
Wadaag:
mabda' m.l (-'yo/-baadi', m.dh) 1. Feker iyo aaraa habaysan oo cidi aamminsan tahay. 2. Aasaaska fikradaha cilmiga ah ee ku saabsan sayniska, diinta akhlaaqda iwm. 3. Ujeeddo.
Wadaag:
Wax, waxtar leh.
M. leh: wax fariiddo leh. ld manfaco.
m.l
Wadaag:
(-cyo,/-raajic, m.dh) Buug cilmi badan ku qoranyahay oo wixii loo baahdo laga helo.
m.l
Wadaag:
Wax aan fudayd ku jebin oo aad u adag.
Gaajo kulul oo aan bi'in oo xanuun-ka-warqab ah. ld mamac.
m.dh
Wadaag:
(-cyo/-daafiic, m.dh) Qalab hubka waaweyn oo lagu dagaallamo ka mid ah, ka samaysan birlab ama macdan kale oo adag, lehna dhuun dheer oo ay ka ridmaan jaliilado qarxada oo wax guba waxna burburiya.
m.l
Wadaag: