Qeexid

"mabda' m.l (-'yo/-baadi', m.dh) 1. Feker iyo aaraa habaysan oo cidi aamminsan tahay. 2. Aasaaska fikradaha cilmiga ah ee ku saabsan sayniska, diinta akhlaaqda iwm. 3. Ujeeddo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mabda oo kali ah:
  • Waxaa uu intaa ku darey in mabda' ahaan, in dowladda Britain ay faa'iido badan ku qabi karto ku biirida lacagta mideysan ee Yurub ee Yurogga, hase ahaatee, waxaa waajib ah in marka hore ay xaaladda dhaqaaluhu tahay mid munaasab ah.
  • Sidaas horeyba u sheegay, hadduu jiro guri guri ka dheeri, waxaanu ku talo-jirnaa in aanu la soo sino ka kale, oo qorshahayaga waa ka mid, waana Mabda’ aanu qaadanay.