Qeexid
"Wax macaan ka dhigid. ld macee."
[-neeyay, -neysay]
macaane eeyay
macaane eysay
f.g2"Wax macaan ka dhigid. ld macee."
Wadaag:
eeg macaanee. ld macaaneys, macayn, macays, micayn, micays.
m.f.dh
Wadaag:
Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm.
Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.
m.l
Wadaag:
Wax dhadhan carrabku aad u jeclaysto leh ahaansho (cunto, cabbitan).
Qof aad u dabci wanaagsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cunto cabbitaan iwm wax macaaneeya ku darsasho. ld macayso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax dhadhankiisa jeclaysasho.
Sheeko, salaax, iwm u bogid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax macaan noqosho (cunto, cabbitan).
Qof dabci wanaagsan noqosho. ld macow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Cunto ama cabbitaan si gaar ah loo sameeyo oo dhadhan macaan leh sida buskudka, doolshaha, xalwada, dheecaanka liinta iwm.
m.l.u
Wadaag:
Mataano dhalid (nafley).
Labo walxood hal magac ka dhexaysiin.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Ulajeeddada erey ama hadal sheegid.
Wax sharaxooda sheegid.
Is m.: wax muhiin ah iska dhigid (qof).
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag: