Qeexid
"ld macaaneysasho."
"ld macaaneysasho."
Wadaag:
Cunto cabbitaan iwm wax macaaneeya ku darsasho. ld macayso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg macaanee. ld macaaneys, macayn, macays, micayn, micays.
m.f.dh
Wadaag:
eeg macaaneyso. ld macaaneysad, macaaneysi, macaysad, macaysasho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax macaan ka dhigid. ld macee.
f.g2
-neeyay, -neysay
Wadaag:
Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm.
Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.
m.l
Wadaag:
Wax dhadhan carrabku aad u jeclaysto leh ahaansho (cunto, cabbitan).
Qof aad u dabci wanaagsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax macaan noqosho (cunto, cabbitan).
Qof dabci wanaagsan noqosho. ld macow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax dhadhankiisa jeclaysasho.
Sheeko, salaax, iwm u bogid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cunto ama cabbitaan si gaar ah loo sameeyo oo dhadhan macaan leh sida buskudka, doolshaha, xalwada, dheecaanka liinta iwm.
m.l.u
Wadaag: