Qeexid

"Cid macaash u oggolaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macaashi oo kali ah:
  • Shirkada Warbaahinta Horn Afrik oo lacago badan ka macaashi jirtay sii deynta BBC-da iyo VOA-da ayaa loo aqoonsaday, waxaana tani ugu yaraan keeneysaa in ay ku weyso dhaqaalihii faraha badnaa ee ay ka heli jirtay Idaacadahaas Caalamiga ah.
  • Iskaashi lala sameeyo shirkadaha gaarka ah ee ganacsi oo la sameeyo fursadihii ay ku macaashi lahaayeen ee dhinaca farsamooyinka casriga, wararka ganacsi ee khaaska ah iyo isgaadhsiinta.