Qeexid
"eeg macagtow."
"eeg macagtow."
Wadaag:
(-oobay, -oowday; -oobi) Nafley, balwad iwm barashadoodu ka hariwaayid.
f.mg1
Wadaag:
(-clo, m.dh/-calo, m.l) Cadka aan lafta lahayn oo cunaha idaha ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm.
Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.
m.l
Wadaag:
(-byo, m.dh) (dii.) Shay qaab iskutallaab leh oo dadka kiristaanka ah astaan diineed u ah.
m.l
Wadaag: