Qeexid
"(-do, m.l) Fandhaal macdan ah oo cuntada lagu cuno, qaaddo. ld macalgo, maclaqad, malcaqad, malgacad, malqacad."
"(-do, m.l) Fandhaal macdan ah oo cuntada lagu cuno, qaaddo. ld macalgo, maclaqad, malcaqad, malgacad, malqacad."
Wadaag:
(-clo, m.dh/-calo, m.l) Cadka aan lafta lahayn oo cunaha idaha ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
Naflay nafaqo-darro ama jirro darteed u caatoobid.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Cuntada lagama maarmaanka ah ee lagu noolaan karo. ld maceeshad, maciishad.
m.dh
Wadaag:
Nafley caato ahaansho. ld macaluushan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-dyo/macaahid, m.dh) Dugsi mihnadeed oo ka heer sarreeya dugsiga sare, kana heer hooseeya kulliyad jaamacadeed.
m.l
Wadaag: