Qeexid
"(-do, m.l) Haweenay arday wax barta."
"(-do, m.l) Haweenay arday wax barta."
Wadaag:
(-do, m.l) Fandhaal macdan ah oo cuntada lagu cuno, qaaddo. ld macalgo, maclaqad, malcaqad, malgacad, malqacad.
m.dh
Wadaag:
(-clo, m.dh/-calo, m.l) Cadka aan lafta lahayn oo cunaha idaha ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Meel dhisan oo ay yaalliin mashino waaweyn oo wax lagu daabaco. ld madbaco.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) (dii.) Haweeney diinta Islaamka rumaysan.
m.dh
Wadaag:
Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.
m.dh
Wadaag:
Naflay nafaqo-darro ama jirro darteed u caatoobid.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
(-do, m.l) Cuntada lagama maarmaanka ah ee lagu noolaan karo. ld maceeshad, maciishad.
m.dh
Wadaag:
Falidda dhul beereed sarac ku yaal oo caws iwm laga falay.
m.l
Wadaag:
Nafley caato ahaansho. ld macaluushan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag: