Qeexid
"eeg macaluulan. ld macaluulnaansho, macaluushanaan, macaluushanaansho"
"eeg macaluulan. ld macaluulnaansho, macaluushanaan, macaluushanaansho"
Wadaag:
Nafley caato ahaansho. ld macaluushan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Naflay nafaqo-darro ama jirro darteed u caatoobid.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.
m.dh
Wadaag:
eeg maamulan. ld maammulnaansho, maamulnaan maamulnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Cunto ama cabbitaan si gaar ah loo sameeyo oo dhadhan macaan leh sida buskudka, doolshaha, xalwada, dheecaanka liinta iwm.
m.l.u
Wadaag: