Qeexid
"ld macaluulan."
[-naa, -nayd]
macaluushan aa
macaluushan ayd
f.mg4"ld macaluulan."
Wadaag:
Nafley caato ahaansho. ld macaluushan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
eeg macaluulan. ld macaluulnaansho, macaluushanaan, macaluushanaansho
m.dh
Wadaag:
Naflay nafaqo-darro ama jirro darteed u caatoobid.
f.mg1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.
m.dh
Wadaag:
Wax laaluush qaatay ahaansho.
f.mg4
-shnaa, -shnayd
Wadaag:
(-clo, m.dh/-calo, m.l) Cadka aan lafta lahayn oo cunaha idaha ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale la dhexgeliyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax, wax kale dusha ka saaran ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-do, m.l) Fandhaal macdan ah oo cuntada lagu cuno, qaaddo. ld macalgo, maclaqad, malcaqad, malgacad, malqacad.
m.dh
Wadaag: