Qeexid
"Macangag ahaansho."
"Macangag ahaansho."
Wadaag:
Ku m.: arrin diididdeeda ama fulinteeda ama aad ugu adkeysasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(fals.) Aragti falsafadeed oo amminsan in maanku ama caqligu uu yahay shuruudda ugu muhimsan wax garasho kasta.
m.dh
Wadaag:
Cunto macaan oo nafaqo leh.
Barwaaqo, nabadgelyo, caafimaad. ld macaddi.
m.dh
Wadaag:
(-clo, m.dh/-calo, m.l) Cadka aan lafta lahayn oo cunaha idaha ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
Dhadhanka sonkorta, malabka, xalwada iwm.
Dhadhan kasta oo carrabku jeclaysto.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.l) Maro, inta badan midabbo leh, labada daraf iskaga tolon oo raggu qaarka hoose ka xirtaan.
m.dh
Wadaag:
(-byo, m.dh) (dii.) Shay qaab iskutallaab leh oo dadka kiristaanka ah astaan diineed u ah.
m.l
Wadaag: