Qeexid
"(-do, m.l) Cuntada lagama maarmaanka ah ee lagu noolaan karo. ld maceeshad, maciishad."
"(-do, m.l) Cuntada lagama maarmaanka ah ee lagu noolaan karo. ld maceeshad, maciishad."
Wadaag:
(-dyo/macaahid, m.dh) Dugsi mihnadeed oo ka heer sarreeya dugsiga sare, kana heer hooseeya kulliyad jaamacadeed.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Fandhaal macdan ah oo cuntada lagu cuno, qaaddo. ld macalgo, maclaqad, malcaqad, malgacad, malqacad.
m.dh
Wadaag:
Wanaag qof cid kale u hayo oo ka dhasha abaal loo galay.
m.dh
Wadaag:
(-clo, m.dh/-calo, m.l) Cadka aan lafta lahayn oo cunaha idaha ka laallaada.
m.dh
Wadaag: