Qeexid
"ld macbiil, macmiil. Cid si joogta ah meel wax uga gadata ama uga iibsata."
Qeexid Xigta
ld macaammilo.
"ld macbiil, macmiil. Cid si joogta ah meel wax uga gadata ama uga iibsata."
ld macaammilo.
Wadaag:
Shay xumaaday si loo isticmaalo dib u hagaagaasho.
f.g3
-ishay, -ilatay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Shay aan kii dhabta ahaa ahayn oo si ku meel gaar ah loo adeegsado. ld macbil.
m.l
Wadaag:
Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay.
Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab.
Dhunkasho (caruureed).
m.dh
Wadaag:
Wax macaan ahaansho.
Cano dhay eh ahaansho.
Wax cayilan ahaansho (neef).
f.mg4
-caa, -cayd
Wadaag:
(-clo, m.dh/-calo, m.l) Cadka aan lafta lahayn oo cunaha idaha ka laallaada.
m.dh
Wadaag:
Ulajeeddada erey ma hadal ka dambaysa.
Qeexidda wax la sharxay la siiyo.
Faa'iido: macne maleh: faa'iido maleh. ld macno, micne, micno.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l) (dii.) Isu galmoodka nin iyo naag aan meher u dhexeyn; sino.
m.dh
Wadaag: