Qeexid
"Shay xumaaday si loo isticmaalo dib u hagaagaasho."
[-ishay, -ilatay]
macbil shay
macbil latay
f.g3"Shay xumaaday si loo isticmaalo dib u hagaagaasho."
Wadaag:
ld macbiil, macmiil. Cid si joogta ah meel wax uga gadata ama uga iibsata.
ld macaammilo.
m.l
Wadaag:
Dhaqan; falfal.
Xiriir wanaagsan oo dad badan dhex mara. ld macaamil, macaamilo, macaammil, macbil.
m.dh
Wadaag:
Wax macaan ahaansho.
Cano dhay eh ahaansho.
Wax cayilan ahaansho (neef).
f.mg4
-caa, -cayd
Wadaag:
Nooc libaax badeedka ka mid ah.
Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan.
ld male.
m.dh
Wadaag:
Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay.
Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab.
Dhunkasho (caruureed).
m.dh
Wadaag: