Qeexid

"Dhammaan khayraadka dabiiciga ah ee laga helo dhulka hoostiisa."

Qeexid Kale

Maaddada alumminyam.

Qeexid Xigta

Walax bir ama birwalb ah oo dhulka gudihiisa laga helo sida dahabka, maarta, batroolka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga macdan oo kali ah:
  • Mathieu Mazieres, ayaa ka warbixiyey sahamin dhinaca macdanaha (Geological Survey) oo ay Somaliland ka wado shirkadda Nubian Gold Corporation oo laga leeyahay waddanka Canada oo ku yaal qaaradda Woqooyiga America.
  • Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Md.