Qeexid

"ld miciinid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maciin oo kali ah:
  • Kooxaha ka soo horjeeda dawlada faderaalka ayaa dhowr jeer soo weeraray magaalada Jawhar, taasoo xubnaha maamulka ay u suura geli weyday in magaalada ka sii howl galaan, taasoo ay maciin bideen in ay ka soo baxaan.
  • Arrintan ayay dadka qaar ahi ku tilmaamayaan mid ganacsatado ay siyaasad ka wataan, waxaana ganacsatadan manaxayaasha ah ee aan shacabka u maciineyn wadaan wali, caburinta shacabka, iyagoona badeecadaha ku kordhiyay lacago xad dhaaf ah.