Qeexid
"Qof ujeeddadiisa fahmid. ld micnagaro."
[-rtay, -ratay]
macnagar tay
macnagar atay
f.g3"Qof ujeeddadiisa fahmid. ld micnagaro."
Wadaag:
Saliid m. ah: saliid sisin lagu sameeyay.
ld macsarad.
m.dh
Wadaag:
Qof wax uu rabo isaga oo aan sheegin fahmid.
Arrin laga hadlay dulucdeeda fahmid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Ulajeeddada erey ma hadal ka dambaysa.
Qeexidda wax la sharxay la siiyo.
Faa'iido: macne maleh: faa'iido maleh. ld macno, micne, micno.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Sigaar buuriga iyo xaashidu kala samaysanyihiin oo qofka cabbayaa duubto.
m.dh
Wadaag:
Ulajeeddada erey ama hadal sheegid.
Wax sharaxooda sheegid.
Is m.: wax muhiin ah iska dhigid (qof).
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Indha farta ku rugasho (qof).
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag: