Qeexid
ld macriifad.
Qeexid Xigta
ld macruuf (3).
ld macriifad.
ld macruuf (3).
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Aqoon dheeraad ah oo wax loo leeyahay. ld macriifo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.w
Qeexid: eeg macruuf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ixsaan; wanaag; samafal.
Qeexid Xigta: (- fyo/-caariif, m.dh) M. ah: qof aad loo yaqaan, caan.
Qeexid Kale: ld macriifo. Xiriir aan saaxiibnimo gaarsiisnayn oo cid ka dhexeysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay.
Qeexid Xigta: Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab.
Qeexid Kale: Dhunkasho (caruureed).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -caa, -cayd
Qeexid: Wax macaan ahaansho.
Qeexid Xigta: Cano dhay eh ahaansho.
Qeexid Kale: Wax cayilan ahaansho (neef).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]