Qeexid
"(-do, m.l) Saliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shiido. ld macsaro (2)."
"(-do, m.l) Saliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shiido. ld macsaro (2)."
Wadaag:
Saliid m. ah: saliid sisin lagu sameeyay.
ld macsarad.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qori xalleefsan oo qaybo isle'eg qaybsan, oo wax lagu cabbiro, ama xarriiqaha lagu sadriyo. ld masdaro, mastarad, mastaro.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.l) (dii.) Isu galmoodka nin iyo naag aan meher u dhexeyn; sino.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Dhawraarin yar oo caws ka samaysan, oo cunnada gogosha laga xijiyo.
m.dh
Wadaag:
(-dyo/macaahid, m.dh) Dugsi mihnadeed oo ka heer sarreeya dugsiga sare, kana heer hooseeya kulliyad jaamacadeed.
m.l
Wadaag: