Qeexid
(-wyo, m.l) (dii.) Nin macsida badsada.
(-wyo, m.l) (dii.) Nin macsida badsada.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-iyo, m.l) (dii.) Isu galmoodka nin iyo naag aan meher u dhexeyn; sino.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-yo, m.l) (dii.) Haweeney macsida badsata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld macaanow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nafley mulaca ka weyn oo madow oo leh dhibacyo cadcad; amuur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meel dad badan ay isugu soo ururaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -ishay, -ilatay
Qeexid: Shay xumaaday si loo isticmaalo dib u hagaagaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Saliid m. ah: saliid sisin lagu sameeyay.
Qeexid Xigta: ld macsarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-wyo, m.dh) Nin shaaciro badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof martiqaad loo fidiyey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -uunay, -uuntay
Qeexid: Cid marti qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay.
Qeexid Xigta: Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab.
Qeexid Kale: Dhunkasho (caruureed).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -caa, -cayd
Qeexid: Wax macaan ahaansho.
Qeexid Xigta: Cano dhay eh ahaansho.
Qeexid Kale: Wax cayilan ahaansho (neef).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Saliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shiido. ld macsaro (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg macsuum2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof la macsuumay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]