Qeexid

"Weel badarka iwm lagu cabbiro."

Qeexid Xigta

Badar dhan hal madaal muggis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine