Qeexid
"Badar iwm madaal ku cabbirid."
[-iyay, -isay]
madaal yay
madaal say
f.g2"Badar iwm madaal ku cabbirid."
Wadaag:
Weel badarka iwm lagu cabbiro.
Badar dhan hal madaal muggis.
m.l
Wadaag:
Qof buka, xanuun awgiis taah iyo gadgaddoon samayn.
Xoolo ilmohooda u soo insaarixin.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis.
Cida ay sameeyaan xoolo ilmohooda u soo insaarixinaya.
m.l
Wadaag:
Lab xoolaad oo qooqan dheddiggiisa oo deggan la socosho.
Neef tabar daran aayar u wadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Wax xiiso leh oo waqtiga la isku dhaafiyo.
m.dh
Wadaag:
Wax xiiso leh waqti isku dhaafin.
f.mg3
-aashay, -aalatay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof aan hawsha ka daalin, hawlkar.
m.l
Wadaag:
(-iyay, isay) Wax aan weli dhicin inay dhici doonaan sii sheegid.
f.g2
Wadaag:
Wax dhagax lagu arjimay ahaansho.
Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-dko, m.l) Qori gaaban oo sida badan geedka docolka, mareerka iwm laga qoro oo inta dhexda fantax yar looga yeelo ul yar oo af siman leh lagu fariisiyo, kaddibna xoog loo xurbiyo ilaa uu dab ka dhasho.
m.dh
Wadaag: