Qeexid
"eeg madaar2."
"eeg madaar2."
Wadaag:
Qof buka, xanuun awgiis taah iyo gadgaddoon samayn.
Xoolo ilmohooda u soo insaarixin.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis.
Cida ay sameeyaan xoolo ilmohooda u soo insaarixinaya.
m.l
Wadaag:
Weel badarka iwm lagu cabbiro.
Badar dhan hal madaal muggis.
m.l
Wadaag:
Badar iwm madaal ku cabbirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dhagax lagu arjimay ahaansho.
Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: