Qeexid
(-ooyin, m.l) Wax xiiso leh oo waqtiga la isku dhaafiyo.
(-ooyin, m.l) Wax xiiso leh oo waqtiga la isku dhaafiyo.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -aashay, -aalatay
Qeexid: Wax xiiso leh waqti isku dhaafin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid maawelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maaweelinta cid la maaweeliyo.
Qeexid Xigta: ld madaddaalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg madaddaali. ld madaddaalis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld madaddaalasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld madaddaalad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Qof aan hawsha ka daalin, hawlkar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Weel badarka iwm lagu cabbiro.
Qeexid Xigta: Badar dhan hal madaal muggis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Badar iwm madaal ku cabbirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Khad; dawaad.
Qeexid Xigta: Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga ay ku yeeshaan qadaadka. ld middaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld madaalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg madaali. ld madaalis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: madaa'iix m.dh.w eeg madiix1.
m.dh
Qeexid: Maddaale ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Yeel awrta lagu raro oo saanta biciidka laga jeexo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qof buka, xanuun awgiis taah iyo gadgaddoon samayn.
Qeexid Xigta: Xoolo ilmohooda u soo insaarixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis.
Qeexid Xigta: Cida ay sameeyaan xoolo ilmohooda u soo insaarixinaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Caws dhaadheer oo adag oo lo'du daaqdo, kana baxa meelaha biya mareennada ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nayaal, m.l/dh) Bir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha lagu sunto. ld madane.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld maaddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]