Qeexid

"Meel dad badani isugu yimid."

Qeexid Xigta

Ballan. ld madar2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga madal oo kali ah:
  • Mar wal oo madal leyskugu yimaaddo isaga ayaa la jeclaa in hadalka ama sheekada laga dhuro.
  • Madal la isugu yimaaddo oo aan laysku wacdiyin in Eebbaheen quursiga Maxamed Ibraahim Warsame "Hadrawi" iyo Maxamed Hirad Soomaali ahaan… wax dagaal ama nabad la isugu diri karo oo gabayga ka lixaad weyn taariikhda ummaddeenna lagu ma hayo.