Qeexid
ld madalbaajin.
ld madalbaajin.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Meel lagu ballamay ka maqnaasho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg madalbaaji. ld madalbaajis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meel dad badani isugu yimid.
Qeexid Xigta: Ballan. ld madar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-dlay, -dashay; -dli) Qof ballamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld baajin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld madalhufin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Meel shir ah arrin ka soo jeedsasho.
Qeexid Xigta: Cid ballansasho. ld madasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld madalsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld mantajin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld madaalin.

f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof ballan cid la dhigtay ahaansho. ld madashan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld mantajin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof marin habaabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax dhagax lagu arjimay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: madaa'iix m.dh.w eeg madiix1.
m.dh
Qeexid: (-dko, m.l) Qori gaaban oo sida badan geedka docolka, mareerka iwm laga qoro oo inta dhexda fantax yar looga yeelo ul yar oo af siman leh lagu fariisiyo, kaddibna xoog loo xurbiyo ilaa uu dab ka dhasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Tooxo yar oo buuro u dhexeysa.
Qeexid Xigta: Nooc bulukeetiga ka mid ah oo ka samaysan dhoobo iyo caws la isku qallajiyey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld madal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Qof meel ama dad u sarreeya; duq waayeel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]