Qeexid
"eeg madalhufi. ld madalhufis."
"eeg madalhufi. ld madalhufis."
Wadaag:
Meel shir ah arrin ka soo jeedsasho.
Cid ballansasho. ld madasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof ballan cid la dhigtay ahaansho. ld madashan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-dko, m.l) Qori gaaban oo sida badan geedka docolka, mareerka iwm laga qoro oo inta dhexda fantax yar looga yeelo ul yar oo af siman leh lagu fariisiyo, kaddibna xoog loo xurbiyo ilaa uu dab ka dhasho.
m.dh
Wadaag:
Wax dhagax lagu arjimay ahaansho.
Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Qof cid ballan la galay noqosho. ld madashanow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Meel lagu ballamay ka maqnaasho (qof).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Tooxo yar oo buuro u dhexeysa.
Nooc bulukeetiga ka mid ah oo ka samaysan dhoobo iyo caws la isku qallajiyey.
m.l
Wadaag:
Weel badarka iwm lagu cabbiro.
Badar dhan hal madaal muggis.
m.l
Wadaag: