Qeexid
"Qof ballan cid la dhigtay ahaansho. ld madashan."
[-naa, -nayd]
madalsan aa
madalsan ayd
f.mg4"Qof ballan cid la dhigtay ahaansho. ld madashan."
Wadaag:
eeg madalsan. ld madalsanaansho (2), madashanaan, madashanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Qof cid ballan la galay noqosho. ld madashanow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Meel shir ah arrin ka soo jeedsasho.
Cid ballansasho. ld madasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax dhagax lagu arjimay ahaansho.
Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-dko, m.l) Qori gaaban oo sida badan geedka docolka, mareerka iwm laga qoro oo inta dhexda fantax yar looga yeelo ul yar oo af siman leh lagu fariisiyo, kaddibna xoog loo xurbiyo ilaa uu dab ka dhasho.
m.dh
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Qoryo, wax la madkeeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Weel badarka iwm lagu cabbiro.
Badar dhan hal madaal muggis.
m.l
Wadaag:
Tooxo yar oo buuro u dhexeysa.
Nooc bulukeetiga ka mid ah oo ka samaysan dhoobo iyo caws la isku qallajiyey.
m.l
Wadaag: