Qeexid
"Qof cid ballan la galay noqosho. ld madashanow."
[-naaday, -naatay]
madalsanow aaday
madalsanow aatay
f.mg3"Qof cid ballan la galay noqosho. ld madashanow."
Wadaag:
Qof ballan cid la dhigtay ahaansho. ld madashan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg madalsan. ld madalsanaansho (2), madashanaan, madashanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Meel shir ah arrin ka soo jeedsasho.
Cid ballansasho. ld madasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax maax yeshay noqosho (ceel).
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Ku m.: (qof) wax la mashquuliyey noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Ka m.: hawl iwm fulinteeda xor u noqosho.
Ka m.: cid cid kale maamulkeeda, xukunkeeda iwm ka xor noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Cid wax masayr hayo noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax marooq yeeshay noqosho (xarig, maro iwm).
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax macaan noqosho (cunto, cabbitan).
Qof dabci wanaagsan noqosho. ld macow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Qof dalkiisa laga masaafiriyey noqosho. ld masaafursanow, musaafursanow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag: