Qeexid
"ld madalsasho."
"ld madalsasho."
Wadaag:
Wanaag qof cid kale u hayo oo ka dhasha abaal loo galay.
m.dh
Wadaag:
Wax dhagax lagu arjimay ahaansho.
Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-dko, m.l) Qori gaaban oo sida badan geedka docolka, mareerka iwm laga qoro oo inta dhexda fantax yar looga yeelo ul yar oo af siman leh lagu fariisiyo, kaddibna xoog loo xurbiyo ilaa uu dab ka dhasho.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Cuntada lagama maarmaanka ah ee lagu noolaan karo. ld maceeshad, maciishad.
m.dh
Wadaag:
(-dyo/macaahid, m.dh) Dugsi mihnadeed oo ka heer sarreeya dugsiga sare, kana heer hooseeya kulliyad jaamacadeed.
m.l
Wadaag:
Weel badarka iwm lagu cabbiro.
Badar dhan hal madaal muggis.
m.l
Wadaag: