Qeexid
"Qof aan wax laga dhaadhicin karin ahaansho."
[-dkaa, -dkayd]
madax-adag kaa
madax-adag kayd
f.mg4"Qof aan wax laga dhaadhicin karin ahaansho."
Wadaag:
(-dko, m.l) Qori gaaban oo sida badan geedka docolka, mareerka iwm laga qoro oo inta dhexda fantax yar looga yeelo ul yar oo af siman leh lagu fariisiyo, kaddibna xoog loo xurbiyo ilaa uu dab ka dhasho.
m.dh
Wadaag:
Wax ka dhaadhicid la'aanta qof ku sugnaado, garmaqaatenimo.
m.l
Wadaag:
Ka m.: wax samayntooda diidid.
Ku m.: wax ku adkaysasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Waxaan jilicsanayn ahaansho.
Wax xoog iyokarti leh ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
(c.nafl.) Faylam hoosaad ka tirsan adhaxleyda oo xubnaha ka tirsan oo dhani ay yaryaryihiin, dirxiga ayey u egyihiin, waana xayawaan biyood ku nool ciidda. Astaamahooda waxa ka mid ah a) Maskax ma leh, b) qalfoof lafeed ma leh. Tusaale: amfiyooksas. ld madax-araxley.
m.dh
Wadaag:
Oogada qaybta sare ee nafleyda.
Maskax, laab, caqli.
Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.
m.l
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) Miisaaniyadda dawladda iwm qaybta ay u sii kala baxdo mid ka mid ah oo la sii qaybshay middood.
m.l
Wadaag:
Kubbad madaxa ku dhufasho.
Shir iwm hoggaamin (qof).
f.g2
-xeeyay, -xeysay
Wadaag:
madaxla' m.dh 1. Waddo yar oo markii waxyar lagu socdo dhammaato. 2. Jeex wax yar markuu socdo dhamaada.
Wadaag:
(bot.) Geedgaab faallala oo leh laamo jilicsan iyo bari weyn oo dharka lagu mayrto; maskaxbuq; qasanqas; madaxbushi. ld madaxbushi, maskaxbuq.
m.dh
Wadaag: