Qeexid
"eeg madaxbannaan. ld madaxbannaanaansho, madaxbannaani."
"eeg madaxbannaan. ld madaxbannaanaansho, madaxbannaani."
Wadaag:
Hay'ad iwm oo danahooda u xor ah ahaansho.
Haweeney aan nin lahayn ahaansho.
Dawlad calan leh oo xor ah ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
/dh eeg madaxbaannanow. ld madaxbannaanaan.
m.l
Wadaag:
Ka m.: hawl iwm fulinteeda xor u noqosho.
Ka m.: cid cid kale maamulkeeda, xukunkeeda iwm ka xor noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
eeg madalsan. ld madalsanaansho (2), madashanaan, madashanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(bot.) Geedgaab faallala oo leh laamo jilicsan iyo bari weyn oo dharka lagu mayrto; maskaxbuq; qasanqas; madaxbushi. ld madaxbushi, maskaxbuq.
m.dh
Wadaag:
eeg marqan. ld maraqsanaan, maraqsanaansho, marqanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax dhagax lagu arjimay ahaansho.
Wax dhawaaqiisa la jiiday ahaansho (xaraf). ld medan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
eeg margan. ld marganaansho, merganaan, merganaansho.
m.f.dh
Wadaag: